|

DAAWO- Barnaamij Dhamaystiran: Munaasibada Ardaydii Ugu Badnayd Ee Ka Qalin Jabisay Jaamacada Camuud + Ka Qayb Galkii Madaxweyne Silanyo + Earayadii Madasha Oo Dhamaystiran ( VIDEO )

Aug 28, 2015 Borama(Cadceed) – Daawadayaasha qiimaha mudan ee shabakada caalamiga ah ee Cadceed.com ku xidhan waxa aanu idiin soo diyaarinay Barnaamij dhan oo aanu ku eegayno dufcadii 14aad ee ka qalinjabisa Jaamacada Camuud oo inbadan oo idinka mida aanay nasiib u yeelan, barnaamijkan oo ay ka soo qaybgaleen Maamulka Jaamacada ardayda, Wefti uu hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo, halkan ka daawo Barnaamijkan oo dhan.

Wariye Cabdi Ismaaciil Nuur
Cadceednews Borama Office.

Comments are closed