|

Daawo Cadceed Tv: Tartanka Bandhiga Heesaha Oo Markii U Horaysay Borama Lagu Qabtay & Wacdarihii La Soo Bandhigay ( VIDEO )

April 23, 2015 Borama(Cadceed) – Daawadayaasha Shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com waxa aanu halkan idiinka soo gudbinaynaa Bandhig Hibeedka Borama oo ay iska kaashadeen Ururka dhalinyarada ee HIRAD iyo Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland, hadaba Bandhigani Borama Youth Gotalent, hadaba daawasho wacan iyo qaybtii Koowaad.


Wariye: Axmed Farax Barkhad(A.Barakale)
Cadceednews Borama Office.

Comments are closed