|

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Cunqabaynta Hubka Soomaaliya Ee Qaramada Midoobay Ka Qaadayso Iyo Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacday Degmada Xariirad


March 6, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Xukuumada Somaliland, ayaa Markii U Horeysay Ka Hadashay Cunqabaynta Hubka Soomaaliya Ee Qaramada Midoobay Ka Qaadayso Dalkaas, Waxa Kale Oo Ay Xukuumadu ka hadashay Shaqaaqo Shalay Ka Dhacday Degmada Xariirad

Comments are closed