|

Warbixin ku sabsan cunaqabata​ynta hubka ee laga qaadayo somalia. By Fu’aad Cabdi Ismacil

Salaan Kadib; Sidaad wada ogtihiin jamciyada qurumaha midoobay( United Nations) waxay gorfaynayaan sidii somalia cunaqabataynta hubka looga qaadilahaa waana arin mihiima waayo waxay ku jeelanaysaa miisaanban wadahadal kasta oo dhexmarilahaa somaliland iyo somalia waxa kaloo ay samayn wayn ku yeelanaysaa xaga nabadgalyada sidaa daradeed waxaa qasab noqotay inaan laxidhiidho white house ka, iyo safiirka maraykanka u fadhiya qaramada midoobay, wargaliyayna sida ay samayn ugu yeelan karto nabada somalilnd ayna tahay mid lagu dagdagayo tiyoo aanay kalsooni dhax ool wali somaliland iyo somalia.waanan wadaynaa dadaalka aan ku joojinayno arintaa hunaqabataynta hubka ku saaabsan.

Thanks
Fu’aad Cabdi Ismacil
fuaddiriye77@gmail.com

Comments are closed