|

Daawo:Shir Lagu Lafaguray Qorshaha Waxqabad Ee Horumarinta Gobalka Awdal Oo La Soo Gabagabeeyay (Cadceed Tv).

Mar 6,2013 Borama(Cadceed) – Kadib kulan u socday isuduwayaasha ka hawlgala Gobalka Awdal iyo isuduwayaasha Wasaarada Qorshaynta ee gobalada Sool, Sanaag, Togdheer, Saaxil Maroodijeex iyo Awdal, hadaba tababarkani oo lagaga hadlaayay horumarinta qorshaha waxqabad ee gobalka Awdal, waxaana maanta soo xidhay agaasimaha guud ee wasaarada Qorshaynta qaranka Dr. C/rashiid Axmed Guuleed, hadba halkan kadaawo.

Comments are closed