|

Daawo :Gudoomiyaha Degmada Saylac Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ka Dhacday Degmada Xariirad Iyo Is-casilaadii Xildhibaanda Saylac(Cadceed Tv).

Mar 5,2013 Borama(Cadceed) – Gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Zaylac ahna Meeyarka magaaladaasi ayaa saxaafada waraysi uu ku siiyay magaalada Boorama kaga waramay xaaladaha haatani ay ku sugantahay deegaankaasi iyo hawlaha uu u joogo haatan magaalada Boorama, iyo waliba sida uu u arko Xildhibaanadii iscasilay, hadaba halkanka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey