|

Dhiiga Samaroon Somaliland Ma Xalaal Bu Ka Noqoday? By Ubax Ali

waxan halkan ka salamyaa shabakada caalamiga ee cadceed.com iyo shaqaleheega meel kasti oo ay jogaaan, waxan manta qalinka u qatay inaaan wax ka shego dhibta mesha ka jirta saylac ama somaliland. Kursigii maayarka saylac wax ka badan waa la siiyay…oo darajoyiin ayna hore u haysan bay ku heleen halka u samaroon ilaa bilowgii dorashada dhimasho…dhaawac fara badan iyo khasaarooyin kale ka soo gaadhay…

Arintan iidoor baa ku la jira…anigu waxaan u fahma in dadkan la dhiiri galiyay oo la yidhi bal dagaal u roga 25 cishoo ee loo qabtay intayna dhamaan…

Sheekadan in meel dheer laga hagaayo waan iska ogahay…intaana waan idin lahaa waar samaroonoow waa la idinku seexday ee ha is daganina…

Waxaan odhan waar dadkan abaartu hayso ha la raro inta aad u jilicsan oo gudo iyo dibadba ha la is gargaaro addunka haynu u qayshano…kadib samaroon dhamaantii dagaalka ha la galo…dhulka ha lagu beero maleeshiyo…

Ninkii sugayoow inuu ciise sharci qabtoo adigaa quus ah… Duur horu u sheegay inay dadkani yihiin dad dhaqan adag… marka dadkaa qodobkii qaban lahaa kuma jiro xeerka u yaala dowlada iidoor. Hadaba samaroon waa inuu samaystaa isagu xeer u gooniya oo kuga jawaabaayo wax kasta oo soo food saara ama uu kaga hor tagaayo markay arin halkaa marayso… takale ARinku intaas uun maahee Kii baaburka gubay oo kaliya mahee mid kasta oo dhib u gaystay shacabka reer awdal waa u kusii dalacaa uun …ragii ka caytamaaayay TV-yada ayaa darajad lagu siiyay…halka uu xirsi ku xidhay gabadh baa sms igu cayday oo hadana waliba isagu ka mid noqday markhaatiyaashii… kuwii addunka ka soo baxay ee meel walba laga daawadayna waa la arkayaa sida baarka loogu fiiqaayo…

Cali areeye wali xilkiisi wuu haystaa wali dawladu wax talaaba oy ka qaaday ma jirto…waa ninkii ku baaqay inuu dagaal ka xigo hadii maayarka salal ciise waayo…
Iidoor waa la idin jeedaa sidaad wax u wadaan…laakin doqmahan idin hoos jooga waanu ka tashan, waana kala guur mar ay noqotaba…bacda raaxa…insha allaah

ubax ali
ubax009@gmail.com>

Comments are closed