Dhamaan Dadkan hoose ku qorani waxay Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday MARXUUN MAXAMUUD YOUSUF XAAJI CABDI CAMIR oo ku geeriyooday Mar 04 2013 magaalada Hargeysa

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhamaan Dadkan hoose ku qorani waxay Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday MARXUUN MAXAMUUD YOUSUF XAAJI CABDI CAMIR oo ku geeriyooday Mar 04 2013 magaalada Hargeysa waxaanu illaahay ugu Baraynaa Marxuunka inuu Naxariis Jano siiyo geeyana janatul Fardowsa Aclaa Amiin Amiin Amin Dahamaan Xaaskii iyop Caruurtiisii iyo Dhamaan ehelada Qaraabada iyo Asxaabtiina Samir iyo iimaan Jamiila Alle ka Siiyo Amiin Amiin Amiin.
Hooyo Xaajiya Khadiija Xuseen Warsame
Xaaji Cumar Cabdi Dhimbiil iyo Xaaskiisa
Caasha Cabdi Dhimbiil iyo Caruurteeda
Cumar Maxamed Jimcaale iyo Xaaskiisa Hadaaya Xaashi AXmed
Jaamac Yousuf Axmed iyo xaaskiisa Raxma Cabdi Dhimbiil
Xaaji Maxamed Ibraahim
Amaal C/Raxmaan Xuseen Warsame
Dr Khadra Xaaji Maxamed
Eng Nimco Xaaji Maxamed
C/Raxmaan Xaaji Maxamed
Ibraahim Xaaji Maxamed
Mursal Xaaji Maxamed
C/Haadi Xaaji Maxamed
Muniira Xaaji Maxamed
Cumar Xaaji Maxamed
Hooyo Deeqa Xuseen Warsame
Xaaji Axmed Cabdilaahi X Obsiiye
C/Faxaax Jaamac Cabdilaahi (Majo) iyo xaaskiisa
Amiina Jaamac Abdilaahi iyo Careerteeda
Siciida Jaamac Cabdilaahi
Nimco Jaamac Cabdilaahi
Maxamuud Jaamac Cabdidaahi
Xamda Axmed Cabdilaahi
Cabdilaahi Axmed Cabdilaahi
Rahma Abdirahman
khadijabdirahman@hotmail.com>