DHAGEYSO Radio Cadceed:”Waxaad Moodaa In Dalka Jabuuti Uu Jaranjaro Ka Sii Dhacayo, Hadaan Si Deg Dega Isbedel Loo Samayna Halkii Somaliya Ay Martay Ayay Halis U Tahay” Abwaan C/laahi Lecture

March 5, 2013 (Cadceed) – Wareysi aad u qiima badan oo aan la yeelanay Abwaanka Weyn ee Soomaaliyeed Cabdilaahi Faarax Warsame (Lecture) oo ah abwaan ku xeeldheer curinta suugaanta noocyadeeda kaladuwan, abwaanku wuxuu aad ugu dhaliilay siyaasada iyo hogaanka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, wuxuuna ku tilmaanay keligii talis dalkii iyo dadkiiba baabiiyay oo loo baahan yahay in shacabka jabuuti iska eryaan. Dhageyso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.