|

DHAGEYSO Radio Cadceed: Wareysi Aad U Xiisa Badan Oo Aan La Yeelanay Abwaanka Caanka Ah Ibrahim Eagle, Waraysiga Waxaa Inoo Diyaariyay Wariye Roda Raaxo

March 4, 2013 (Cadceed) – Waraysi aad u xiisa badan oo aan la yeelanay Abwaanka weyn ee Ibraahim Eagle, kuna caanbaxay curinta suugaanta iyo duubista iyo habaynta heesaha soomaliga ah oo uu ku soo bandhigo hab Casri ah oo aan hore loo arag.
Waraysigan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee abwaanka lala yeesho tan iyo intii uu bilaabay fanka iyo suugaanta.

Waraysigan waxaa inoo soo diyaariyay wariyaha ruug cadaaga ah ee Roda Raaxo. Dhinaca farsamadana waxaa isku habeeyay Cabdoo Bakaal

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Telefoonkaaga Gacanta

Comments are closed