|

Daawo:Maayarka Lughaya Oo Ka Dayriyay Xaaladda Nololeed Ee Bulshadda Baro-kaceyaasha Ah Ee Tuuladda Gar-gaara(Cadceed Tv).

Mar 4,2013 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay jiraan cabashooyin xoogan oo ka soo yeedhaaya dadka Barakacayaasha ee ku sugan deegaanada Gargaara iyo Lughaya ee gobalka Awdal ayaa waxaa maanta saxaafada arimahaasi uga waramay Meeyarka Lughaya oo ku sugan magaalada Boorama, hadaba halkan ka daawo xaalada caafimaad daro iyo abaareed ee dadkaasi haysata oo uu meeyarku ka waramaayo.

Comments are closed