|

Daawo: Ciyaaro Mucjiso Ah Oo Kaladuwan Oo Lagu Soo Bandhigay Borama Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Kooxihii Tartanka Ku Guulaystay (Cadceed Tv).

Mar 3, 2013 Borama(Cadceed) – Kadib xafiis cusub oo ay Hay’ada Odxa ay ka furatay magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Awdal ayaa waxaa ay sidoo kale ka bilawday tartamo ay ku dhiiri galinayso dhalinyarada kaladuwan ee intabadan dalka ka tahriibijiray iyada oo haatan aad moodo inay dhalinyaradi ku soo laabanayaan ciyaarihii kaladuwanaa, hadaba halkan ka daawo.


Comments are closed