|

Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Mud. Dacar M. Geele Oo Kormeer Kadisa Ku Soo Maray Xafiisyada Dawlada Ee Gobalka Kaasi Kana Warbixiyay(Cadceed Tv).

Mar 3,2013 Ceerigaabo(Cadceed) – Kormeer kadisa oo aanu horay u shaacin oo qayb ka ah horumarka iyo habka dawliga ah ee uu ku talaabsaday Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Prof. Axmed Muxumed Geele Dacar ayaa maanta uu markii u horaysay ku soo indho indheeyay xaaladaha ay ku sugan yihiin xafiisyada Dawlada ee gobalkaasi, hadab halkan ka daawo.

Comments are closed