|

Daawo: Beel Ka Mida Beelaha Gobalada Awdal, Salal iyo Gabilay Oo Kulan Soodhaweyn Iyo Shacina U Sameeyay Suldan Ay Dhawan Doorteen(Cadceed Tv)+Sawiro.

Mar 4,2013 Borama(Cadceed) – Beel ka mida Beelaha Deegaanada Gobalada Awdal Salal iyo Gabilay ayaa maanta kulan balaadhan oo isugu jira soo dhaweyn iyo shaacin Caleemasaarka Suldaanka ku qabtay magaalada Boorama, hadaba munaasibadan iyo sidii ay u dhacday halkan ka daawo.

Barnaamij Gaara Ee Caleema Saarka Suldaanka Guud

Wariye: Maxamed C/laahi Dabshid.
Cadceednews Office Borama.

Comments are closed