|

Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Saylac Oo Ku Eedeeyay Xildhibaan Aareeye In Uu Masuul Ka Ahaa Murankii Mudada Jiitamay Ee Saylac, Uguna Baaqay Inuu Iscasilo(Cadceed Tv).

Feb 9,2013 Zaylac(Cadceed) – Midka mida sadexdii xildhibaan ee dhawaan loo dhaariyay golaha deegaanka degmada Zaylac ayaa maanta farta ku fiiqay cida ay ka nasan laadahay wada shaqaynta iyo walaalnimada dadka deegaankaasi wada dega ee walaalaha ah, Xildhibaan C/naasir Jaamac Xoosh oo arimahaasi iyo arimo kale ka hadlaayana waakan ee halkan ka daawo.

Comments are closed