|

Daawo: Qaar Ka Mida Shacabka Awdal Oo Shiki Geliyay Daacadnimada Xukuumada Siilaanyo.(Cadceed Tv)

Feb 7,2013 BAKI(Cadceed) – Xildhibaan Ducaale Axmed oo ka mida Golaha Deegaanka Degmada Baki ayaa markii u horaysay ugu baaqay xildhibaanada lamidka ah ee ka soo baxay degmooyinka Borama,Baki,Zaylac iyo Lughaya in ay isugu yimaadaan kulan dagdaga oo ay kaga tashanayaan aayaha gobalkooda, daawo.

Comments are closed