|

Xasuuqii Jan 31 Iyo 2 Feb Maaha Wax La Hilmami Karo. Qalinkii Ahmed Alleel

Waxa an halkan uga mahad celinaya Eeebe ii suuro gashay wax wal oon awoodo ka gadaal waxa an u hanbalyay nayaa mareegaha kan naga hagab tira warka daray ga ee diiran ee isu xiray dalki Dalkii Hooyo iyo Qurbaha, waxa kale ee mahad leh dhaman akhristayasha sharaf ta leh .

Intaa kadib waxa an halkan kaga hadlayaa fikirkay ga oo cafiimad qaba anan rabo in aan ood wadag ta Qalin ka an ku bararajuso wax yabaha u bahan ka hadalka dhabta ah in la xusana u bahan xaqiiq dii aanan indhah laga qarsan karin ,

Umada aduun ka ku nool Qoom walba iyo Qabiil walba waxa soo amra Taariikho madow iyo cadan ba leh murug iyo muran badan leh bashbash iyo barwaaqo leh dhib iyo darximo leh waa wax yabao

uu Aaadamaha Ilahay u abuuray Binu Aadam ka in ay maraxilka badan ay maraan wa sune nolosha la socda yadoo taasi ay jirto ba hadana Umad walba waxa xii dhib iyo dheef ay wadaagaan ba waxa

ay gashadaan Taariikhda waxay ka qoraan Buugag iyo Taariikh mahadhooyin leh oo ay xasuusiyaan Cayaalkooda mustaqbal ka danbe si waxa ii Aaabo yashood soo maray u xasusutan yag na uga taxadiraan waxa uu ahaa hadalkii ama xigmadii Aaabihii Fanka somaliyeed ABDI DEEQSI WARFAA ( Absi Sinimoo) (wixii la qoraa quruumo haree muxuu hadal qiimo lee yahay) markaa waxa an umada ha Samaroon ku dhiiri galin lahaa in ay dhalintooda xasuusuiyaan wayohoodii mado baa ee ay soo mareen Aabayaashood Hooyooyin kood ay na taalooyin u smaeeyaan dhalin tiI BORAMA

lagu xasuuqay 30 jan 1984 ki magalda borama dhalin taasi ayaa wax na galabsan u na badna dhaman tood 6 ilaa 14 jir an wax ba galabsan ubaxa borama lagu layay malin kaliya lagu xasuuqay boqolal ciyaala waxa ka so wareegay xasuuqaasi manta mudo laga joogo 29 sano wax xasuus ah ama baroor diiq ah looma qaban inta an xasuusto wax hadal ah bulshada halka ku nool kama maqal kaliya waxa an ku arkay website ka boramanews ilahay ha xafidee waa web ka kaliya ee tariikhda dadka borama lagu layay soo dhigay banan ka ee u horeeyay ee dadka la socodsiiyay thx for u masage Eng Mustafa Haji,In taa kadib waxa an halkan ka boorinaya umadasi in ltaa leeg ma garan wayine maxay hagranya waxa an kku borinaya dhaman dhalinta odayada inta ay khusayso

dareenkani in ay manta sida loga amusay an mar danbe loga amusin oo dadkasi la xuso oo lo sameeyo taalooyin iyo baroordiiq malinkaasi ku sahabsan Ta kale ee yadna hadal hayn ta mudan ba ah dadki yagna borama lagu xasuuqay malin ki 4 feb 1990 ee dumarka iyo matida aha ee sida arxan darada ah loogu layay magada borama ee boqolal ka kor u dhafayay waxan lee yhy ilahay janada fardow sa ha niga waraabsho inta gacanta ka garan daran ee laysayna ilahay cadab ta ha ku fogeeyo aduunkana maxkamd ba la so taagi inshalah inta dhimtayna ilahay ba ka abaal marin waxa an xasuustay shalay ayaa TV yada germalka ah laga soo dayay madaxwaynaha Dalka Masar DR Ahmed Mursid oo Press news la qabtay haber ta dalkan madax da ka ah Angel merkel waxa ay ka wada ahdleeayeen sida dimuquradida uga qayb qadan laha ee uu u furfuri laha mabadiida adadag ee akhwaan muslimiinta markay dhamaysteen waararki aya waxa suaalo la boobay DR Mursi waryayaal u abdan yuhuud oo way diiyay su aal qof wal oo damiir leh taabysa oo islaama amam gaala waxa la waydiiyay why bad u nacda yuhuuda? waxa uu ku jowabay si cajiba oo uu yiri yuhuuda nacayb ki

ani shaqsiyan ugu wayna ee an u qado waxay ahyd markay diyaradaha dagaal ka ee Israail ay garaaceen dugsi hoose arday ku jirtaa oo dhamantood under age ah ka yar 10 sano u badan ay ku xasuuqeen ay ku bam gareyeen dugsigii boqol 100 wax ka abdan halka ku laayeen ayan waxan xaqiiq saday in ay yihiin dad cadow ah oo nacayb diiniyan ahi ka buuxo sida daraadeed ban u nacay waxa uu dib ugu ceshay wariyihi suaal ah maxay galabsaden ciyalkasi ma qorayay wateen maxay u layn wayeen ciidan ka falastiin ee amam cida kula jirta dagalka ee front line ka joog ta waxa an goaan saday bu yidhi in an ciyalakayaga abrno nacayb ka yuhuuda si ay uga taxadiraan wax walba oo ay wadaan. Halka marku arin marayo ban is waydiiyay itoobiyaan kii borama ku xasuuqay dhalinta ciyaalka ah ee an wax ba galabsan ee ubaxa ah miyay na wada ahyn yuhuud mid na saan cad mid na saan madow, Hadaba waxa muhiima oo suaasha is waydiinta leh ay tahay dadka borama ku nooll ma xabad ba lagu haya amrka ay shuhadadooda ay xusi akri wayaan ee baroordiiq u qaban kari wayaan waxa an hal mar maqlay hadal neef fiican isga soo saaray hadal uu yiri 2 sano ka hor Suldaan Abdirahman Jama Dhawal ee aha in ay xasuus u samayn doonan dadkoodii balse hadalka wax ka danbeeyay ma hayo balse waxan umadayda sharaf ka leh in ay dib u brarugaan arimah noocaasi ah oo ay dadkoodu markay wac nayeen iyo amrkay dhibabnayeen ba la kala garar taa lakin hadii la kala garan wayo dhib ka iyo dheef tii umadan soo martay oo daah uu dul sarnado waa sharaf xumo waxa an anaga jaliyad ahan inta germany joog ta balan qaadi doona in an taaloyin dadkasi lagu xuso wax ka qaban doono qayb ka mida inshalah waxan nigi borinayaa in isbadal dhinac yo badan taabta umadu samayso ku maskaxeed ku dhaqaaale ku sharafeed ku midnimo hadalka waxan ku so afjarayaa ilahay kuwii dhianc ka wadajeeda ee is fikir iyo karamo ah ha inaga yeelo aamiin

Qalin kii Ahmed Alleel
axmadeq@hotmail.com

Comments are closed