|

War Deg-dega Boqor Raabi Oo Lagu Xidhay Magalada Hargeysa.

Feb 12,2013.Hargesysa(Cadceed)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Ayaa Goordhaw Laga Qabtay Xarunta Wasaaradda Duulista Iyo Hawada Ee Magaalada Hargeysa , Ka Dib Markii Uu Shalay Ka Soo Degay Madaarka Berbera.

Boqor Raabi Oo Muddo Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Taasi Oo Aanay Caddayn Sababaha Uu Ugu Maqnaa Halkaasi Bale Uu Sheegay Isagu In Ay Ahaayeen Hawlo Ganacsi Ayaa Saaka Waxa Mar Uu Soo Galay Xarunta Wasaaradda Duulista Iyo Hawada Ay Qabteen Askar Ka Tirsan Ciidanka Boolisku Waqti Uu La Fadhiyey Agaasimaha Wasaaradda Axmed Wiiwaa, Halkaasi Oo La Sheegay In Loo Kaxeeyey Dhanka Saldhiga Dhexe.

Cadceednews Desk.

Comments are closed