|

Daawo:Ururka Dhalinyarada Ee Talasan Oo Soo Bandhigay Waxqabadkoodii U Horeeyay, Soona Bandhigay Qorshe Cusub Oo Qaadhaan Loogu Ururinayo Da’yarta Danyarta Ah(Cadceed Tv).


Feb 2,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta ay markii u horaysay soo bandhigeen ururka dhalinyarada ee Talosan waxqabadkoodii u horeeyay ee ay u qaybiyaan dadka danyarta ah amaba agoomaha wax ka barta Borama, sidoo kale ururkan oo soo diyaariyay qorshe qaadhaan ururina oo cusub, halkan ka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey