|

Sheeko Xiiso Badan “Maan Calfan Jacylkaagii” Qallinki: Abdikhaliq Mohamed Cilmi

Najma waxay ku dhalatay gobolka oodwayne oo ay ku noolayd intii ay garaadsatay ilaa 18-jirkeedii , halkaasi oo ay ka bilaabatay waxbarashadeedii kuna dhamaysatay,imika waxay ku nooshahay wadanka south Africa gaar ahaan caasimada cape town midka mida asxaabteeda waliba ah dad ay iskugu xidhin yihiin waxaa ka mid ahaa abdikhaliq waxuu ka mid ahaa dhalinta ay jaarka najma ahaayeen in kastoo uu ka waynaa mudo 2sanadood haddana sida aad ogtihiinba da’da raga iyo dumarka farqi baa u dhexeeya oo marka jidh ahaan la eego iyada ayaaba ka wayn abdikhaliq. Qisadana waxay ku dhacday najma inta aanay imaan wadankan ay hadan ku nooshahay Aan idiin Bilaabo dhacdada.

najma waxay jaclayd wiil waliba si xad dhaaf wiilka iyo najma jaar ayaay ayaayeen waliba waxa u dheerayd in ay isku school aahaayeen dad marna wallo ah marna sxb iska ah ayay ahaayeen balse may ahayd sxbo isku xidhan (close friend ) hadan salanta iyo wajiga wanaagsan islamay dhaafi jirin way wada hadli jireen waxay sidaa ahaataba dushaas ayay kal socoto waxay maalin maalmaha ka mida la tashay gabadh ay isku kursi ahaayeen waxay ku tidhi sxb arin aan in badan calooshayda ku qarsanaayay oo aanan cid u sheegin ayaan maanta kuu sheegaya sxb waxay ku tidh saaxiibadeed sxb ma inagoo intaas oo dhan isku class ahayn sxbna ahayn ayaad wax iga qarisay waxana ku tidhi sxb qofkii iigu horeeyay ee aan ku soo hadal qaado sheekadan ayaad atahay adiga waxba kaama qarin karo waxaanay ku tidhi hayee sxb ii sheeg waxanay ku tidhi inanka abdikhaliq ee aan jaarka nahay isku school kana aan nahay mudo badanba sxb inankaa waan jeclaa sxb inanka aadbaan u jecelahay wanan ka helay walhi sxb si aan ugu sheegtana waan laayahay sxbadeed ayaa talo siisay oo ku tidhi sxb mid aan kuu sheego hadii uu jacayl ku hayo oo aad inanka jeceshahay waxba ha baqan hadii uu ku diido ceeb maah waligeed ayaa la arki jiray laba qof oo jacaylka isku sheegta midka kale uu ku diido markaa waxaad samaysaaa numberkiis soo ma haysid haa ayay ugu jawaabtay waxaad samaysaa ayay ku tidhi kolay waji la hortagi maysid qofkaaga sidan u qajilayaaye lahadal uu usheeg wax aad u hayso iyo in aad jacayshay waxanay u sii raacisay waliba waxaan kuu hubaa in uu san ku diidayn waayo waa qof intaas oodhan aad jaar ahayd dad walalo ahna aad tihiin kumana diidaayo inantii sxbteed ahayd niyada ayay u dhistay waxanay ku tidhi sxb waad mahadsan tahay sxbaday qaaliya ayaad tahay waan ogaa in aad talo fican I siinaysid markii ay arintii sidaa u socotay inantii inanka jeclayd go’aan geedu ahaa in ay la hadasho inanka ayaa markii aya gaadhay sacadu 10kii habeenimo ayay damacday in ay garaacdo iyadoo cabsi ku jirta oo ka fikiraysa jawaabta wiilka ka soo bixi doontaa waa maxay tolow? Teleefonkii ayay gacanta ku qabatay markii ay sidaa u qaracda intii aanu dhicin ayay ka jartay mudo 20 daqiiqo ah aya kolna jarasay kola numberka uun idhaha ku eegaysay markii danbe fikrad ayaa qalbigeeda ku soo dhacday oo ah in ay message u dirti una sheegata jacaylkeeda markii ayay furtay qabta message ee mobilkeeda waxay ku qorta (wllo abdikhaliq waa hebla wallo aad ayaan kuu jeclahay waliba sixad dhaaf ah mudo badan ayaan jeclaaa in aan kuu sheegto jacaylka balse waan la baqay in aan kuu sheegto ee wallo jawaab ayaan kaa sugayaa kumana dadajinaayo) message way dirtii waxay sugaysay jawaab mudo badan iyo waliba warwarsan oo is leh tolow maxaa dhici doona ileen waa qof wax jecal mayada aaya dhibaysa markii ugu dhawaad saacad sugaysay ee ay quustaagan tahay ayay iska jiifsatay iyadoo caloosha iska leh yaa message kuu soo celiya biluu inankuu kaa xanaaqay iyo waxyaale kale oo badan is waydiinaysa balse nasiib xumo habeenkaa khamiis ayay ahayd abdikhaliq markaa waxa uu soo ciyaaray kuba markaa wuu daalanaa wuu iska seexday mobile kana codka ayuu ka xidhay(silent) habeenkii siidii ayaa lagu ka seexday hadab waxay sidaas ahaatba subaxii salaadii hore ayay gacday kolay habluhuna salda hore way kacaan oo shaqada guriga u kacan balse iyadu wax shaqo ah may qabanayn sababta ay u kacday waxay ahayd in ay eegto mobile keeda oo ay ka baadhi message in uu u soo diro abdikhaliq oo ay jawaab ka…… lasoco

Abdikhaliq Mohamed cilmi

abdikhaliqcmc@hotmail.com

Comments are closed