|

Daawo:Oday-dhaqameedka Gobolada Awdal Iyo Salal Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur, Kana Digay In Dalku Kala Qaybsamo(Cadceed Tv).

Feb 17,2013 Borama(Cadceed) – Kadib shir-jaraa’id oo ay ku qabteen salaadiinta iyo cuqaasha gobalada Awdal iyo Salal ayaa waxaa ay si adag uga jawaabeen hadalo ay sheegeen inay daalqaaf iyo meelkaga dhac ku yihiin dalka iyo dadkaba oo kasoo yeedhay Wasiir Duur, saladiintan hadaladoodiina halkan ka daawo.

Comments are closed