|

Daawo: Munaasibadii Xil-wareejinta Badhasaabkii Cusub Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay Madasha(Cadceed Tv).


Feb 14,2013 Borama(Cadceed) – Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Hutel Haldoor ee magaalada Boorama,Munaasibadani oo xilalkii loogu kala wareejinaayay Badhasaabkii hore iyo Badhasaabka cusb ee gobalka Awdal, munaasibadani iyo sidii ay u dhacday halkan ka daawo.

Comments are closed