|

Musharaxa Madaxwaynaha Ee Xisbiga Kulmiye 2015… By Omar jose

Waa guul Somaliland u soo socota in xagla toosiye uu madaxewayne uu ka noqdo Somaliland. Waxay guul u tahay xisbaga kulmiye iyo Siilanyo ba . Siilaanyo wuxuu balan ku qaaday in aan maalin kaliyaata loogu darayn xilgiisa laakiin waxaa dhici karta in uu i soo sharaxo mar labaad oo doorashada uu markale xado . Xagle toosiye wuxuu midaynayaa Somaliland , xuduudaha Somaliland ee Silanyo uu ku dhiiran laa yahay maataa , xagle toosiye waxba kuu qaadan maysoo, gofka siyaasiguna taa wuu garanaya ee dadka cawaaka ah amba jaahliga ah ayaa nasiib daro aan garaneyn . Incha Allah maata Somaliland dhibaatadeeda way ka bixi doontaa ee Silanyo waxaan uga digayaa ii uu markale i soo sharaxo , labadaa sanadood ee u hadhay ayaa nuguu dheeraaday . Siilanyo wax wuu qabtay laakiin suncad male mahaystoo maata.

omar jose
omarjose11@hotmail.se

Comments are closed