|

Daawo: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Baki Oo Bilaabay Dhisme Halbowle U Ah Deegaankaas (Cadceed Tv)

Feb 7,2013 Borama(Cadceed) – Xildhibaanada Golaha deegaanka Baki oo uu horkacaayo Gudoomiyaha golaha deegaanka Baki ayaa maanta gacantooda ku bilaabay dhismaha iyo buuxbuuxinta jidka u dhaxeeya Baki iyo Boorama, hadaba halkan ka daawo sida ay arintani u qabsoontay.

Comments are closed