|

Daawo: Badhasaab Ku-xigeenka Awdal Iyo Agaasimaha RAYO TV Ee Boorama Oo Ka Hadlay Sababihii Loo Xidhay Iyo Khasaarihii Ka Dhashay Rabshadihii Dhalinyaradu Sameeyeen (Cadceed Tv).


Feb 21,2013 Borama(Cadceed) – Kadib mudaharaad ka dhacay magaalada Boorama habeenimadii xalay ahayd ayaa waxaa uu sobabay khasaare kaladuwan oo ay soo gaadhsiiyeen dhalinyaradii mudaharaadaysay oo loo aanaynaayo inay kiciyeen masuuliyiinta Tvga Rayo ayaa wxaa maanta ka hadlay masuuliyiinta Tviga iyo kuwa gobalka, halkan ka daawo.

Comments are closed