|

Daawo: Masuuliyiin Ka Socota Xafiiska Imtixanaadka Oo Kulan La Yeeshay Gudoonka Waxbarashada Iyo Maamulka Awdal(Cadceed Tv).

Feb 7,2013 Borama(Cadceed) – Masuuliyiin ka socday xafiiska imtixanaadka Wasaarada Waxbarashada oo kala ahaa gudoomiye xigeenka X. Imtixanaadka Mudane Xasan Muxumed Qalinle iyo agaasimaha Qorshaynta mudane Mahdi Xasan Sugaal, masuuliyiintani oo kula la yeeshay Gudoonka waxbarashada iyo maamulayaasha dugsiyada gobalka awdal, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed