Daawo: Dugsiga Casriga Ah Ee Waabari Oo Ka Mid Ah Hormoodka Waxbarashada Awdal Oo Xaflad Wanqala U Sameeyay Ardayda Waxbarashada Dadban(Cadceed Tv).
Feb 5,2013 Borama(Cadceed) – Kadib arday ay wax ku baraayeen mudo oo ahaa ardaydii aan soo baran dugsiyada caadiga ah ayaa waxaa ay u bilaabeen macalimiinta iyo maamulka dugsiyada Waabari ee Magaalada Boorama fursad ay wax ku barayaan dadkaasi, hadaba xaflad ay ugu wanqalayeen ardaydaasi oo xalay ka dhacday xarunta dugsigaasi halkanka daawo.