DHAGEYSO Radio Cadceed: Ambassador Cabdifataax Oo Aan Ka Waraysanay Siyaasada Arrimaha Dibedda Ee Somaliland, Khilaafka Madaxweynaha Iyo Ku xigeenkiisa Iyo Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Feb 18, 2013 (Cadceed) – Waraysi aad u xiisa badan oo aan la yeelanay wakiilkii hore ee xukuumadii Riyaale u fadhiyaya wadanka Ireland Ambassador Abdifataah Siciid Axmed oo ku sugan wadanka Ingiriiska. Ambassador Cabdifataax Waxaan ka Waraysanay Siyaasada Dibeda iyo Gudaha Somaliland Iyo waliba Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.