DHAGEYSO Radio Cadceed: “Somaliland Waxay Ka Mid Tahay Somaliya, Siyaasadii Maraykanka Ee Laba Wajiilayntuna Way Dhamaatay, Waxayna Somaliya U Aqoonsadeen Inay Tahay Mid Qudha”Aqoon Yahan Nuur Xirsi Bahal

Feb 15, 2013 (Cadceed) – Dhageystayaal waxaan idiin haynaa waraysi aad u xiisa badan oo aan la yeelanay yeelanay Aqoon Yahan Nuur Xirsi Bahal, kaasoo taabanaya dhinacyo badan sida, arrimaha siyaasada Somaliland iyo Somaliya & sawirka mustaqbalka Somaliya.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Waraysiga Waxaa Inoo Soo Diyaariyay Oo Inoo Qaadaysa Wariye Roda Raaxo, Dhinaca Farsamadana Waxaa Isku Habeeyay Farsamayaqaan Cabdo Bakal Ee Dhageysi Haboon