|

Dhageyso Dood Kulul Oo Idaacada VOA U Qabatay Wasiir Duur, Faysal Cali Waraabe Iyo Boobe Oo La Xidhiidha Dhawaaqii Ingiriiska Ee Amaanka Somaliland Lagu Dhaliilay.


Feb 2, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Dood ay Idaacada VOA u qabatay Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo Guddoomiyaha UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa si aad u kala fog uga hadlay amaanka Somaliland ee xiligan. oo la xidhiidha dhawaaqii Ingiriiska ee amaanka Somaliland dowlada ingiriisku ku dhaliishay.

Dooda labadan masuul dhex martay oo ay sidoo kale ka qayb-galeen Boobe Yuusuf Ducaale iyo Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax, riix halkan hoose oo ka dhageyso dooda oo dhamaystiran:


Halkan Guji Oo ku Dhageyso Mobile-ka Gacanta

Comments are closed