|

Daawo:Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Borama(Cadceed Tv).

Feb 5,2013 Borama(Cadceed) – Taliye xigeenka ciidmada Bilayska Somaliland oo maanta kormeer kadisa ku soo gaadhay magaalada Boorama ayaa soo indho-indheeyay xaalada ay ku sugan yihiin bilayska iyo saldhigyada ku yaala magaalada Borama sidoo kalena dadka ugu baaqay inay la shaqeeyaan Bilayska, halkan ka daawo.

Comments are closed