|

Daawo: Badhasaabka Awdal Oo Ku Tilmaamay Dhawaaqii Ingiriisku Ku Dhaliilay Amaanka Somaliland Mid Xaqiiqda Ka Fog, Shacabka Awdalna Ku Booriyay Inay Difaacaan Qaranimada Somaliland(Cadceed Tv).


Feb 2, 2013 Borama(Cadceed) – Badhasaabka Gobalka Awdal Axmed Xadi Sidci ayaa maanta shirjaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Boorama ku taageeray khudbadii madaxweyne Silaanyo, sidoo kalena sheegay inay Somaliland amaantahay, dadweynahana ku booriyay inay ilaashadaan amaankoda ay ku naalonayaan. halkan ka dawo.

Comments are closed