|

Daawo: Ururka Samafalka EeTOWFIIQ Oo Deeqdii U Horaysay Soo Gaadhsiiyay Oday Bare Oo La Tacaalaya Xanuun Dhinaca Maqaarka Ah(Cadceed Tv).

Feb 4,2013 Borama(Cadceed) – Deeq lacaga oo dhan 400$ ayaa ay maanta ururka Samafalka Tawfiiq soo gaadhsiiyeen Oday Bare Xasan oo ku xanuusanaaya gudaha Boorama deeqdan oo ay ku soo caawiyeen walaalo muxisiniina oo degan dalka Ingiriiska, hadabahalkan ka daawo deeqdan iyo sidii uu ay u gaadhsiiyeen.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey