|

Daawo: Taliyaha Booliska Gobolka Awdal Oo Ka Warbixyey Xaaladda Amni Ee Gobolka(Cadceed Tv).

Feb 4,2013 Borama(Cadceed) – Kadib shir-jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Taliyaha Qaybta Bilayska gobalka Awddal ayaa waxaa uu kaga hadlay arimobadan oo ay ka mid yihiin sugitaanka amaanka gobalka intii uu joogay iyo waliba sida uu heeganka u galiyay ciidamada mar laga shikiyay habeenkii xalay in Borama laga Sameeyo Mudaharaad ka dhana Maalintii la soo galay Boorama. halkan ka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey