|

Daawo: Suldaan Abshir “Hadii Madaxweyne Xigeenka Taladii Dibeda Iyo Gudaha Waxba Laga Ogeysiin Waayo, Oo Weliba La Leeyahay Kursigan Labaad Ee Uu Ku Fadhiyo Ee Uu Ciilka Iyo Caddhada Ugu Dhintay Hala Kala Badho, Taasi Waxay Noo Cadaynaysaa Tuhunkii Aan Qabnay”(Cadceed Tv).

Feb 18,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama suldaan Abshir oo ka mida salaadiinta Awdal iyo Salal, waxaana uu ku baaqay inay soodhawaynayaan in wax lagabadalo Dastuurka oo waliba dhinaca madaxweynaha laga furfuro waayo talada dalku waxaa ay noqotay mid nin kaliyahaati gacanta ku hayo, halkan ka daawo.

Comments are closed