Daawo: Sheekh Cabdiraxman Good” Dhiigayaga Ayaan U Daadinaynaa Hadii La Boobo Doorashada Jabuuti, Waana Meel La Istaago Meeshii Ugu Saraysay”

Feb 22, 2013 Djibouti(Cadceed) – Sheekh Abdirahmaan Good oo kamida sheekhyada waaweyn ee dalka Djibouti ayaa gabagagbada doorashooyinka jabuuti kula hadlay boqolaal kun oo kamida taagerayaasha ururka mucaaridka jabuti ee USN