Daawo: Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Maanta Soo Gabagabeeyay Olalihii Doorashada Jabuuti Shacabka Jabuutina Ugu Baaqay Inay Heeryada Iska Dul-qaadaan

Feb 23, 2013 Djibouti(Cadceed) – Sheekh Bashiir oo kamida culimada waaweyn ee reer jabuuti ee taageersan ururada mucaaridka jabuuti ayaa maanta soo gunaanaday olololihii doorashooyinka jabuuti.