|

Daawo: Wefti Ka Socday Midowga Yurub Iyo FAO Oo Booqday Mashaariic Laga Fuliyay Xaafada Sheekh Ibraahim Bakaal Ee Bariga Borama (Cadceed Tv).

Feb 22,2013 Borama(Cadceed) – Qaadhaan-bixiyeyaal ka socda Midawga Yurub iyo hay’adda FAO ayaa booqday Boorama, iyadoo ay wehelinayeen masuuliyiinta Dawladda Hoose ee magaalada ayay maanta  soo kormeereen mashaariic dhawr ah oo ay ka fuliyeen magaalada Boorama, meelaha ay booqdeena waxa ugu muhiimsanayd sariibad laga dhisay xaafada Sheekh Ibraahin Bakaal ee bariga magaalada Borama. Hoos Ka Daawo

 

Comments are closed