|

Daawo: Aragtida Shacabka Borama Ee Ku Aadan Khilaafka Soo Noqnoqday Ee U Dhexeeya Madaxweyne Siilanyo & Saylici(Cadceed Tv).


Feb 9,2013 Borama(Cadceed) – Dadweynaha ku nool magaalada Boorama oo maalmihii ugu danbeeyay dhagta u taagaayay halka uu ku soo gabagaboobaayo khilaafka soo noqnoqday ee u dhaxeeya madaxweyne xigeenka iyo Madaxweynaha Somaliland,hadaba maanta ayaa markii u horaysay ay cabireen dareenkooda ku aadan arimaha socda dadweynahani oo hadlaayana hlkan ka daawo.

Comments are closed