|

Daawo: Jaaliyada Haweenka Ee Denmark Ee Kasoo Jeeda Awdal Iyo Salel Oo Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyay Machadka Quraanka Ee Nuural Cilmi Ee Magaalada Boorama.(Cadceed Tv).

Feb 22,2013 Borama(Cadceed) – Masuuliyiinta Macahdka Nuural Cilmi oo maanta u mahadceliyay Hablo dar ilaahay ugu soo caawiyay lacago qaadhaana oo ay ugu talagay inay Agoonta wax lagu baraa ay noqdaan kuwa la mid noqda kuwa waalidiinta leh ee haysta meel ku haboon waxbarashada, hadaba halkan ka daawo arimahan oo aad la yaabi doonto waliba aad wax ku darsan doonto.

Comments are closed