|

Daawo: Maalinta Dhalinyarada Oo Laga Xusay Borama Iyo Shaqo La’aanta Baahsan Ee Gobolka Oo Lagu Lafaguray(Cadceed Tv).


Feb 21, 2013 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay ahayd maanta xuska loo asteeyay dhalinyarada Somaliland ayaa waxaa ay maanta ururka Dhalinyarada ee Says ee fadhigoodu yahay Borama ay u Qabteen dhalinyarada magaalada kulan lagaga hadlaayay sidii xal loogu heli lahaa shaqo la’aanta baahsan ee ku habsatay ardayda jaamiciyiinta ah iyo kuwa kaleba, halkan ka daawo.

Comments are closed