|

Daawo: Hadaladii Kaftanka Ahaa Ee La Isku Waydaarsaday Munasabadii Xil-wareejinta Badhasabka Cusub Ee Gobolka Awdal.(Cadceed Tv).

Borama(cadceed) – Munaasibadii xilwareejinta Badhasaabkii hore iyo Badhasaabka cusub oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin kaladuwan ayaa waxaa halkaasi kaftano kaladuwan isku waydaarsaday Qaar ka mida masuuliyiintaasi, hadaba halkan ka daawo hadalada masuuliyiintani oo ahaa kuwa dadku qofa si u arkaayay.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey