|

Daawo: Ardayda Jaamacadaha Camuud Iyo Eelo Oo Loo Furay Tababar La Xidhiidha Arrimaha Doorashooyinka(Cadceed Tv).

Feb 18,2013 Borama(Cadceed) – Tababar lagaga hadlaayay doorka dhalinyarada ee Doorashooyinka oo ay maanta ku qabatay Hayada wadaniga ah ee Havayoco, tobabarkani oo soo socday mudo sadex maalmooda ayna ka qaybqaadanayeen dhalinyarada jaamacadaha Eelo iyo Camuud ee Boorama, tababarkani iyo sidii uu u dhacay halkan ka daawo.

Comments are closed