Daawo: Gudoomiyaha Xaafada Sheekh Makaahiil Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Ee Borama Oo Ka Waramay Jid Dhismihiisa Gacanta Ku Hayaan(Cadceed Tv).
Feb 15,2013 Borama(Cadceed) – Kadib dhisme jid dhererkiisu dhanyahay 1200M oo maayarkii hore kaga tagay qabyo ayaa waxaa maanta dib u bilaabay maamulka cusub ee dawlada hoose iyo Masuuliyiinta xaafada sheekh Makaahil iyada oo uu dawgani fulintiisa iska kaashadeen Xoghaya Dawlada hoose iyo gudoomiyaha Xaafada Sheekh Makaahiil, halkan ka daawo.