|

Daawo: Dawlada Hoose Ee Borama Oo Soo Gabagabaysay Dhisme Halbowle U Ah Bilicda Magaalada(Cadceed Tv).

Feb 17,2013 Borama(Cadceed) – Xildhibaanada Golaha degaanka Cusub ee Boorama oo ay horkacayaan Maayarka  iyo Xoghayaha Dawlada hoose ee Boorama ayaa ka warbixiyay jid laamiya oo ay soo gabagabeeyeen oo isku xidhaaya qaybaha kaladuwan ee Xaafada Sheekh Makaahiil ee magaalada Boorama, halkan ka daawo.

Comments are closed