|

Daawo: Culima Awdiinka Borama Oo Ugu Baaqay Walaalaha Muxsiniinta Ah Ee Qurba-jooga Iyo Gudajooga Inay Ka Qaybqaataan Dhismaha Masaajidka Abuu-hurayra(Cadceed Tv).

Feb 11,2013 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay maalminba maalinta ka danbaysa ay sii kordhayaan tirada bulshoweynta ku dhaqan Boorama ayaa waxaa ay bilaabeen Culima awdiinku sidii loo balaadhin lahaa masaajida, sidaasi awgeed waxaa lagaa codsanayaa daawade inaad ka qayb qaadato dhismaha lagu dhamaystiraayo Masaajidka Abaahurayra ee magaalada Boorama inaad gacan ka gaysato, halkan ka daawo.

Comments are closed