Home » February 28th, 2013
Entries posted on “February, 2013”

Feb 28, 2013 Hargeysa(cadceed) – Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho ayaa Ugu Baaqey Dawlada Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah In Gargaar Bini’aadanimo Loo Fidiyo Dadka ay Abaaruhu ku Saamayeen Gobalka Sool
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28, 2013 Borama(Cadceed) – Muddo badan kadib waxay xeer ilaalinta gobalka Awdal iyo shaqaalahoodu maanta nasiib u yeesheen in loo dhagax-dhigo dhisme oo ay ku shaqayn doonaan, hadaba maamulka heer gobalka iyo heer degmo oo dhagaxdhigay dhismahani iyo nuxurka hadaladoodii halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28,2013 Hargeysa(Cadceed) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL. Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madaxweynaha xog waran iyo faahfaahin ka […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28,2013 Borama(Cadceed) – Hormoodka kuliyada Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacada Camuud Dr. Maxamed Cali Nageeye iyo Madaxa Qaybta Adeega Sharciga iyo Qaanuunka (Legal-Clinic)Prof. Xasan Cali Xasan ayaa maanta uga xog waramay Saraakiil sarsare oo ka socday Hay’adaha Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay iyo UNDP, oo ah iyagu kuwaintabadan ka caawiya xaga kharashaadka, hadaba sidii […]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Suldaan Mahad Maxamud Xirsi Oo Ka Mida Salaadiinta Miisaanka Weyn Ku Leh Somaliland Ayaa Shir Jaraa’id Oo Maanta Ay Maanta Salaadiin Uu Ku Jiro Ku Qabteen Hotel Xaraf Ee Magalada Hargeysa Kaga Hadlay Arrinta Saylac, Wuxuuna Ku Eedeeyay Xukuumada Ismaaciil Cumar Geele Inay Faraha Kula Jirto Arrintan Saylac Wuxuuna Suldaanku […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28,2013 Borama(Cadceed) – Gudoomiyaha Gobalka Awdal Mudane Cabdoo Axmed Aayar ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Saraakiil sarsare oo ka socday Hay’adaha UNDP iyo Qaramada Midoobay, weftigani oo gudoomiyuhu uu ku qaabilay xafiiskiisa ayaa waxaa ay ka wada hadleen arimo badan oo ay kaw ka tahay sidi ay horumarinta gobalka wax ugala qaban lahaayeen […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Suldaan C/raxman Cawaale Hurre (Dude), Suldan Mahad Maxmud Xirsi , Cheif Caqil Xassan Ibraahin C/laahi, Cheif Caaqil Cabdi Cali Nuur, iyo Saldiin kale ayaa manta shir jara’id oo ay ku qabteen Hotel Xaraf ee Maglada Hargeysaayaa Si Adag uga hadlay Khilaafka Deeganka Saylac ee Gobolka Salaal, waxayna Sheegen in ay […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Feb 28,2013.Borama (Cadceed)-Kulan is barashao ayaa maanta ka dhacay xarunta cusub ee Maamulka Gobolka Awdal waxaana munaasabadan ka soo qayb galay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Sarsare ee Heer qaran iyo heer Gobolk ee shirkada Isgaadhsiinta Casriga ee SOMTEL iyo Maamulka Gobolka Awdal oo uu horkacayay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal. Munaasabadan is barashada ee […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hoos Ka Akhriso Dacwada Maxkamadu Ku Xukuntay Inanta Aflagaada Madaxtooyadu U Haysatay….. Ku Maxakamada Gobolka Hargeysa Ujeedo:Codsi Mudeyn Dacwda Sida Waafaqsan Q.70,71,75 XHC Xeer Ilaaliyihu Markuu Arkey:Galdacwadeedka uu Ku Eedeysan yahey Eedeysane. 1-Nadra Maxamed Jaamac Ina-Aamina X Cali 31jir Ku Eedeeysan- Waxa lagugu Eedeeynayaa Dambiga ah Aflagaado Madaxeed ee Ku Xusan Qodobka 269(2)XCG, sababtoo ah […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Salaan wacan shacbi weynaha reer Somaliland ee sharafta badan ee dulman ee ay dulmiyeen kuwii ay doorteen, waxaan kaloo halkan uga mahadnaqaya webkeena qaaliga ah ee Cadceed news, Intii loo magacaabay Maxamuud Xaashi Cabdi wasiirka duulista, wuxuu ku dhaqaaqay talaabooyin aan wasiir ka tirsan dawladahii hore ee Somaliland uu sameeyo, waa wasiirka xafiikii wasaarada iyo […]
Posted in Articles | Read More »