|

Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynaayay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Borama Oo Haweenka G. Awdal Soo Abaabuleen(Cadceed Tv).

Jan 5,2012 Borama(Cadceed) – Huteelka Rays ee magaalada Boorama waxaa maanta ka qabsoomay xaflad isugu jirtay laba qaybood, oo loo qabtay golaha deegaanka Degmada Boorama ee cusub, iyada oo loogu talagalay sidii loo barilahaa dadka magaalada iyo sidii loola garab joogsan lahaa wada shaqaynta xaga bilicda magaalada Boorama, halkan ka daawo.

Comments are closed