Wax Saqiira Oo Laga Samraa Umabka Uun Maaha Awdal Waxaa Ka Saqiiray Siyaasinta Ee Ilahay Samir Iyo Iimaan Ha Inaga Siiyo By Mawliid Cilmi
Aslamu calaykum warax matulaahi wa barakaatu
marka hore waxaan halkan mahad naq uga jeedinayaa
dhanaam warbaahinta gobolada (awdal,gabiilay,salal)
wax saqiira umabka uun maaha ee reer awdal waxaa ka
saqiiray siyaasinta ee ilahay kuwa badela hanoo
kiciyo aamin aamin
hadaan u dhaadhaco nuxurka hadkayga waxa iga siiyay
siyaasin malaha sidaan lawada soconaba walalo ayaan
waxaan marka hore ka raadinayaay xildhibaanada barlamaanka kaga jira reer
adal landta qofkii u jawaabi lahaa odayga cali areeye oo
markasta hadala qaawan ku hadla oo xataa hanjabaadi ku
jirto oo xasoolida qalqal galinaaya waliba isaga
oo ka tirsan golaha sharci dajinta siday shegaan
walina qof dhigiisa ah lagama hayo gadabuusi
wali waa la sugayaa kaligay maaha dadbadan ayaa
kalmadaa iswaydiiya
hadaan waxyar isdul taagno xaga siyaasinta horta
siyaasi maxuu yahay siyaasi waa ka dadkiisa iyo degan kiisaba
horjoogaha u ah ee la socda hadba cidii ku soo talaabsada
dadka u metelayana waxii kusoo xadgudbana gashanka u daruura
markaa anigu waxaan layaabay (3 )
1 kow waxaan layaabay ninka isaga oo ah siyaasi hadana qabtay xilalka
dawlada midkamida ee u dhaartay dastuurka siduu u xafidi lahaa
ee hadana intuu soo xidhay shaadh qabiin ku hanjabaaya inuuna
aqoon sanayn dastuurka kana soo horjeestay dadkii doorasha
sida xalaasha ugu soo baxay .
2 waxaan kayaabay dawladan ninkii shalay ahaa wasiirka ee u shaqay nayaay
mantana dafiray dastuurka isaga oo hargaysa ku qabtay shir jaraaid
ku sheegay inuuna marnaba aqbalayn doorashada
taasi waxay u talaa dawlada iyada ayaa laga sugayaa jawbteeda .
3 waxaan kayaabay siyaasinta amaa nimanka xilaalka kasoo
qabtay dawlada ee dhigooda ah ninka ahaa wasiirka ciyaaraha
ee mantana dagaal ku han jabaaya maxaa u diiday inay u jawaabaan
maxaa iyaga afka iyo indhahaba qabtay ma fiiro gaara ayaa loo leyahay
siyaasinta samaroon mise way saqiiren waa waab oo mayare
Mawliid cilmi
hamdeklove@hotmail.com