|

Daawo:Wasiirka W. Caafimaadka Somaliland Oo Uga Digay Dadweynaha Iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose Qashinka Buuxdhaafiyay Xaafadaha Magaalada Borama-(Cadceed Tv).

Jan 24,2013 Borama(Cadceed) – Kadib indha-indhayn uu ku sameeyay Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr. Xoog oo haatan ah arday wax ka barta Jaamacada Camuud ayaa uga digay dadweynaha iyo masuuliyiinta dawladaha Hoose ee Boorama inay ka taxadiraan khatartan qashinka oo uu ku sheegay inay sobabayaan xanuuno dhibaato u keenaaya dadka la jaarka ah, halkan ka daawo.

Comments are closed